Somaliland coast guard
Somaliland coast guard raadarka iyo qalab kalo badan buu ciidanku qalabaysan yahay waxanu ku gulaystay budhcad ka ilaaliyo badda jamhuriyada somaliland waxa heegan ugu jira ilaalinta nabad galyada xuduudaha badeena ilaalinta cashuuraha badda cashuraha badda ka hortaga kallumaysiga sharci darada ah iyo kootarabaankaba ilaalinta dekadaha qaranka somaliland wasakhaynta badda iyo ilaalinta jasiiradaha sidaa daraadeed taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha somaliland admiral Abdi hirsi du,aale oo ha taliye karti badan aqoonta badda ah dadka tirada yar ee maanta garanayaa hagaaminta ciidankan oo kale waxa uu dadar galiyay sidii ciidankani u noqon lahaa tayo badan oo lagu halayn karo wax kasta oo uu igman yahay qaranka somaliland , tan malintii loo magacabay ciidanka oo ku dhaw sanad waxa la hore loo qaaday talaaboyin wax ku ool ah insha allah hiigsiga taliyaha iyo ciidanka ba waxan rajaynaynaa insha allah inan noqono halaka dawladaha hore maray marayaan
Comments
Post a Comment