hogaanka isgaadhsiinta ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ayaa sheegay horomar uu ku tallabsaday ciidankiisa
hogaanka isgaadhsiinta ciidanka ilaalada xeebaha somaliland laba xidigle cabdisalaan maxamed cabaas duncarbeed ayaa ka waramay horomar uu ku talaabsaday ciidanka ilaalada xeebaha
waxaan hirgalinay inii taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha loo magacabay Admiral Abdi Hirsi Du,aale
kuwaas oo ay ugu waa weyn yihiin department operation iyo isgaadhsiinta xaga maamulka haddaba hadaan ku horeyo xaga isgaadhsiinta waxa la hirgaliyay Radar lagu rakibay saldhigyada saylac maydhna sida ugu dhaksaha badan baan gaynaynaa iyo doonyaha ayaa iyagana aan ku rikibnay Radar iyo GPS iyo qalab loo isticmaalno navigation waxa kale oo aan samaysanay Data base loogu magac daray ASAAS AAS (foundation) kaas u habaybnay qaab qurux badan Data base waxa oo aan ku shubnay mobile aan anaga gaar noo ah oo ay ku jirto Data base kaasi waxa lagu kala qaata xogta waxaanan la soconaa meel kasta oo ciidankayagu badda kaga sugan yahay waxanan haddii ay dhib la kulmaan si dhib yar ayaa loo arki karaa meesha uu joogo waxa kale iyaga aan isticmaalna systemyo kale oo ay isticmaalan ciidamada dhigayaga oo kale SEEFEARES oo loo isticmaalo dhamaan gadiidka badda marayaa nooc kasta oo ay yihiin iyo kuwa ku soo socda dakadahaga haddi dhamaan gadiidka ganacsi ee ku sugam biyahayaga aan ugu fidino gargaar waxaan samaynaa waxa loo yaqaan SEARCHING AND RESCUE sababta oo ah waxaan masuul ka nahay dhamaan ilaalinta nolosha dadka iyo gadiidkaba inan badbaadino waxaan doonaynaa inan dagaal culus ku qadaynaa kallumaysiga sharci darada ah in kasta oo imika uu yaraaday waxan ka wada shaqaynaynaa wasaarasada kaluumaysiga iyo khayraadka badda waxa imika horyaala golaha wasiirada somaliland sharciga ciidanka ilaalada xeebaha somaliland waxanan ka rajaynaynaa inay si degdega u ansixiyaan hawlahaas waxa muhiimada kowaad siyay taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha somaliland markii loo magacabay ciidanka ilaalada xeebaha dhamaadkii sandkii hore dhamaantoodna waan ku guulaysanay waxanan hiigsanaynaa inan noqono ciidan caalamiya waxanan taliyaha ka go,an inuu buuxiyo Mission ciidankani leeyahay iyo shaqada uu xil saaran yahay qaranka jamhuriyada somalilandSLCG Mission
Coast Guard Functions

"the somaliland coast guard is to provide a safe , secure coastline and contribute to words a sustainable maritime environment, by operating 24hours a day along the entire coastline of somaliland to legally enforce somaliland sovereignty ,establish effective maritime domain awareness ,counter maritime crime and ensure the safety ,security and economic wellbeing of somaliland and international maritime communities "
Coast Guard Functions
•Maritime Safety, including Vessel Traffic Management
•Maritime Security
•Maritime Customs activities
•The prevention and suppression of Trafficking and Smuggling and connected Maritime Law Enforcement
•Maritime Border Control
•Maritime Surveillance
•Maritime Environmental Protection and Response
•Search and Rescue (SAR)
•Accident and Disaster Response
•Fisheries Control
insha waxaan rajada taliyahaga iyo taayadaba waxaan ilahay ka baryaynaa inuu fududeeyo
hogaanka isgadhsiinta ciidanka ilaalada xeebaha somaliland
Comments
Post a Comment