Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha iyo difaca badda somaliland admiral mohamed hussein faarxa xiirane ayaa ku soo dhaweeyay xoghayaha difaca dadawlada GREAT BRITAIN GAVIN WILLIAMSON Iyo wafti uu hogaaminayo Taliska guud ee ciidanka ilaalada xeebaha somaliland halkaas oo ku qabilay salaan sharafna ay kaga qaateen cutub ka tirsan ciidanka ilaalada xeebaha somaliland



Comments

Popular posts from this blog

hogaanka isgaadhsiinta ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ayaa sheegay horomar uu ku tallabsaday ciidankiisa