Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ayaa u magacaabay Gahaanle sare haruun siciid cali saldhiga kowaad ee ciidanaka magaalada berbera
Taliyaha ciidamada ilaalada xeebaha somaliland ayaa u kala wareejiyay Taliyaha cusub ee saldhiga kowaad ee ciidanka ilaalada xeebaha somaliland gashaanle sare haruun siciid cali Taliyhii hore saldhigaas gashaanle sare axmed cali salaax ayaa halka ku soo dhaweyay Taliyha cusub ee saldhiga ilahayna uga baryaay in hawshaa u fudaydiyo waxa halka ku wehelinayay Taliyha ciidamada ilaalada xeebaha somalialand admiral maxamed hussein faarax xiirane Hogaanka saadka ciidanka ilaalada xeebaha somaliland gashaanle khadar maxamed shukhri iyo Taliyaha ururka Taliska gashaanle Maxamed axmed kahin
madaxa media ciidanka ilaalada xeebaha somaliland
captain cabdisalaaam mohamed cabaas
Comments
Post a Comment