Shir magalada jabouti lagu qabtey oo soo qabaqabisey urur goboleedka igad oo lagaga hadlayay sidii layskaga kashan lahaa kallumaysiga bilaa sharciga ah ciidamada ilaalada xeebaha iyo difaca badda Somaliland ka qaybgalay

Magaaladda Jabuuti Saaka Waxaa Nooga Furmay Kulan Hawleed Soconaya Saddex Cisho Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Urur Goboleedka IGAD.
Kulankan Waxaa Lagu Lafo Gurayaa Sidii Wadamadda Ururkan Ku Jira Isaga Kaashan Lahaayeen Ka hortagidda Kalluumeysiga Sharci daradda Ah Iyo Ilaalinta Kheyraadka Baddaha. Somaliland Shirkan Waxaa uga Qeybgalay Wasaaradda Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka badda Iyo Ciidanka Badda Iyo difaaca xeebaha Somaliland. Gaar ahaan ciidamada ilaalada xeebaha iyo difaca badda waxa uga qayb galay Hogaanka saadka ciidamada badda gashaanle Khadar Maxamed ciise


Comments

Popular posts from this blog

hogaanka isgaadhsiinta ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ayaa sheegay horomar uu ku tallabsaday ciidankiisa