Tababar ay wada fulinayeen EU CAP NESTOR IYO HAYAD MARAYKAN AH OBP ayaa waxay Tababar ku siiyeen 10 sarkaal iyo sarkaalo xigeena ah markab ay leeyiin ciidamada Jarmalka oo ka mid ah ciidamada midowga yurub ee ilaaleeya gacanka cadmeed Markabkaas oo lagu magacaabo F276 ERFURT .
Waxaana hogaaminayay saraakiisha ciidanka bada somaliland Sarkaalka Madaxa hawlgalinta berbera Maxamed yusuf cisman
waxaana xafladii tababarkaas soo gabagabeeyay ADMIRALKA GUUD EE CIIDANKA ILAALADA XEEBAHA SOMALILAND MAXAMED XUSSEIN FARAX

Comments
Post a Comment