TOBAN SARKAAL OO KA TIRSAN CIIDANKA BADA JSL AYAA SHALAY LOOGU SOO GABAGABEEYAY GARGAARKA DEG DEGA AH EDNA UNIVERSITY AND HOSPITAL

Tobabarada badan ee hayada EU CAP NESTOR  ay siiso ciidanka ilaalada xeebaha ayaa qaybtii labaad ee cafimaadka  ayaa manta lagu soo gababeeyay  waxaana xaflada soo xidhay Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha saraakiisha sar sare ee ciidanka wasiir ku xigeenka amniga wakiilka hayada EU CAP NESTOR  iyo dhakhaartiirtii bixinaysay tababarka ayaa halkaas khudbado dhaxal gala u jeediyay  kuwaas saraakiisha  tababarku u dhamaday ku baraarujiyay inay gaadhsiiyaan ciidamadooda aqoonta la siiyay dadweynaha ba  ugu horeyntii waxaa halkaas ka hadlay godomiyaha jamacada EDNA ADAN UNIVERSITY  waxaanu halkaas ka balan qaaday inuu afar dhakhtar oo scholar ship ah ugu deegay ciidanka ilaalada xeebaha
Ka caawin doonan dhinaca tobabarada hadii ilahay yidhaahdu  waxa hadalkii ka daba qaatay taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ADMIRAL  MAXAMED XUSEEN FARAX XIIRANE oo halkaas uga mahad ciliyay jamacada iyo dhakhaartii tobabarka bixinaysay iyo hayada EU CAP NESTOR saraakiishana ujeediyay waano dhaxal gala cadeeyayna inta uu joogo ciidanka bada inuu waxba kala hadhaynin dhisina doona ciidanka bada imikana dhisaayo taliskii ciidanka bada taliskaas oo labada dabaaq iyo dhakhtar  ciidanka lagu daweeyo  tababarad ciidanka uu xooga saari doono una diri doono wadamda ayno saxiibada nahay
Waxa halkaas halkaas ka hadlay godomiyihii dhakhaatiirtii bixinaysay tababarka ahna agaasimha cusbitaalka EDNA ADAN DR siciid oo ku amaanay saraakiisha dhamaysatay tababarka  waxaanu sheegay inay gaadhsiin doonan saktaradii ay ka kala yimaadeen  talo iyo waanuna siiyay waxa isna halkaas ka hadlay wakiilka EU CAP NESTOR oo isna cadeeyay in tababarada ay ciidanka siiyaan labalaabayaan una mahad celiyay sada wanaagsan ee ula shaqeeyo taliyaha ciidanka bada admiral maxamed xussein xiirane

Ugu danbaeyntii waxa shahaadoyinkii godoonsiiyay wasiir ku xigeenka amniga  jsl saraakiishi dhamaysatay tababarka



 

Comments

Popular posts from this blog

Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ayaa u magacaabay Gahaanle sare haruun siciid cali saldhiga kowaad ee ciidanaka magaalada berbera

hogaanka isgaadhsiinta ciidanka ilaalada xeebaha somaliland ayaa sheegay horomar uu ku tallabsaday ciidankiisa