TOBAN SARKAAL OO KA TIRSAN CIIDANKA BADA JSL AYAA SHALAY LOOGU SOO GABAGABEEYAY GARGAARKA DEG DEGA AH EDNA UNIVERSITY AND HOSPITAL
![Image](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEhU-JiL_xcWbfko6SUnvy0j2_28MWtqdZM-T1nrkReRU-ys9uxFoyRCSi5LiDHiY-oUB6N422zzs2QjHBrDUa5viUKyb2jNrEJrcA7IA9UAravOhwreLfvtmqQicguzj2ore55QaS2V4ie5/s320/11780645_10207279447165761_705178602_n+%25281%2529.jpg)
Tobabarada badan ee hayada EU CAP NESTOR ay siiso ciidanka ilaalada xeebaha ayaa qaybtii labaad ee cafimaadka ayaa manta lagu soo gababeeyay waxaana xaflada soo xidhay Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha saraakiisha sar sare ee ciidanka wasiir ku xigeenka amniga wakiilka hayada EU CAP NESTOR iyo dhakhaartiirtii bixinaysay tababarka ayaa halkaas khudbado dhaxal gala u jeediyay kuwaas saraakiisha tababarku u dhamaday ku baraarujiyay inay gaadhsiiyaan ciidamadooda aqoonta la siiyay dadweynaha ba ugu horeyntii waxaa halkaas ka hadlay godomiyaha jamacada EDNA ADAN UNIVERSITY waxaanu halkaas ka balan qaaday inuu afar dhakhtar oo scholar ship ah ugu deegay ciidanka ilaalada xeebaha Ka caawin doonan dhinaca tobabarada hadii ilahay yidhaahdu waxa hadalkii ka daba qaatay taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ADMIRAL MAXAMED XUSEEN FARAX XIIRANE oo halkaas uga mahad ciliyay jamacada iyo dhakhaartii tobabarka bixinaysay iyo hayada EU CAP NE...