Posts
Showing posts from 2015
Ciidanka Ilaaladda Xeebaha oo Lagu Qalabeeyey Isgaadhsiin Casri ah
- Get link
- X
- Other Apps
TOBAN SARKAAL OO KA TIRSAN CIIDANKA BADA JSL AYAA SHALAY LOOGU SOO GABAGABEEYAY GARGAARKA DEG DEGA AH EDNA UNIVERSITY AND HOSPITAL
- Get link
- X
- Other Apps
![Image](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEhU-JiL_xcWbfko6SUnvy0j2_28MWtqdZM-T1nrkReRU-ys9uxFoyRCSi5LiDHiY-oUB6N422zzs2QjHBrDUa5viUKyb2jNrEJrcA7IA9UAravOhwreLfvtmqQicguzj2ore55QaS2V4ie5/s320/11780645_10207279447165761_705178602_n+%25281%2529.jpg)
Tobabarada badan ee hayada EU CAP NESTOR ay siiso ciidanka ilaalada xeebaha ayaa qaybtii labaad ee cafimaadka ayaa manta lagu soo gababeeyay waxaana xaflada soo xidhay Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha saraakiisha sar sare ee ciidanka wasiir ku xigeenka amniga wakiilka hayada EU CAP NESTOR iyo dhakhaartiirtii bixinaysay tababarka ayaa halkaas khudbado dhaxal gala u jeediyay kuwaas saraakiisha tababarku u dhamaday ku baraarujiyay inay gaadhsiiyaan ciidamadooda aqoonta la siiyay dadweynaha ba ugu horeyntii waxaa halkaas ka hadlay godomiyaha jamacada EDNA ADAN UNIVERSITY waxaanu halkaas ka balan qaaday inuu afar dhakhtar oo scholar ship ah ugu deegay ciidanka ilaalada xeebaha Ka caawin doonan dhinaca tobabarada hadii ilahay yidhaahdu waxa hadalkii ka daba qaatay taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ADMIRAL MAXAMED XUSEEN FARAX XIIRANE oo halkaas uga mahad ciliyay jamacada iyo dhakhaartii tobabarka bixinaysay iyo hayada EU CAP NE...
TABABAR KU SAABSAN CAAFIMAAD OO SAAKA UGU BILAAMAY SARAAKIIL CIIDANKA DHAKHTARKA ADNA ADAN
- Get link
- X
- Other Apps
![Image](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEgMTOUg7yMenejyox1ujAq61D3ONPXj9xebvze_cDkIJhnoB63rjaYUCi0QkFB-sWAlHk4_-cGeJzok6s-bJMWWJrDPORZi3lg0Tg1PweBqBekbGmycCszDmRRrn6BZEoW196AYA_MUqW5H/s1600/20150602_100614.jpg)
Midowga Yurub iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Carbis Mileteri Ku sameeyay Duleedka Berbera
- Get link
- X
- Other Apps
Ciidamo ka tirsan Hawl-galka Midowga Yurub ee la-dagaalanka Budhcad-badeedda iyo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa xeebaha magaalada Berbera si wada-jir ah uga fuliyey hawl-gal carbis ah oo lagu tabobarayey Ilaaladaha Xeebaha Somaliland gurmadka deg-degga ah iyo baadi-doonka dadka ku qaraqma biyaha badda. Hawl-galkan oo uu soo qaban-qaabiyey Xafiiska Somaliland ee Hawl-galka la-dagaalanka budhcad-badeeda ee Midowga Yurub ee EUCAP Nester, ayaa gunaanad u ahaa tabobar 8-dii bishan June u bilaabmay Ilaalada Xeebaha Somaliland oo ka socday duleedka Xeebta magaalada Berbera oo fadhiisin u ah Ciidamada Badda Somaliland, iyadoo hawl-galka lagu fulinayey doonyaha Dheereeya ee Qoryuhu ku rakiban yihiin oo Midowga Yurub ugu deeqay Somaliland, kaas oo hawl-galkani u ahaa tijaabadii u horreysay ee lagu sameeyo. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska EUCAP Nester Khamiistii, taageerada iyo tabobarrada la siiyo IXS, ayaa qayb ka ah kor-u-qaadista Agab...
- Get link
- X
- Other Apps
![Image](https://lh5.googleusercontent.com/-af2YOZQXU1A/AAAAAAAAAAI/AAAAAAAAASo/-zUrwe3oy0U/photo.jpg?sz=80)
Stream somaliland coast guard somaliland coastguard Shared publicly - Jul 8, 2015 https://www.linkedin.com/pub/somaliland-coast-guard/100/234/489 somaliland coast guard | LinkedIn LinkedIn mukh osmaan Jul 11, 2015 Masha alla Add a comment... somaliland coastguard Shared privately - Jul 2, 2015 somaliland coastguard soaliland england wadani heeso usa Preview community Add a comment... somaliland coastguard Shared privately - Jun 25, 2015 somaliland coastguard soaliland england wadani heeso usa Preview community Add a comment... somaliland coast guard somaliland coastguard Shared publicly - Jun 23, 2015 EUCAP Nestor engaged in a Mentoring,Teach...